(Daawo Sawirro) James Swan oo hal arrin ku amaanay Madaxweynaha Hirshabelle

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ambasador Jemes Swan. Kulanka ayaa looga hadlay qodobo badan oo ay ka mid yihiin dedejinta  howlaha Doorashooyinka, Amniga, bini’aadanimada, iyo dardargalinta Mashaariicyada UN-ka u hayaan Hirshabeelle. Ambassador James Swan ayaa uga mahadceliyay Madaxweyne Cali Guudlaawe … Continue reading (Daawo Sawirro) James Swan oo hal arrin ku amaanay Madaxweynaha Hirshabelle